Barro Adobe Photoshop

Marabtaa in aad barato photoshop. hadey tahay jawaabtaadu haa. waxaad Arkeysaa koorsadda saxda ah.
Marka hore Xoogga yar aan taariikhda dib ku milicsiiyo. bilawgii qarnigii 20 aad waxaa aad dunida loogu xiisayn jiray farshaxanka (graphic designka). Waalaa uu farshaxanka aha mid so jireen ah oo awoowsyaasheena ay sameen jireen. Farshaxanka markaan ka hadlaayo waa wax walba aad sameyso si aad u gudbiso risaalo.
Dunida hadda lajoogo graphic designka, wuxuu noqday lagama maarmaan. Graphic designka waxaad kaheleysa meelkasta..
hadii ay tahayba aaladda aad muuqaalkaani kadaawaneyso.
Photoshop waa programm kuu sahlaya in aad abuurato graphic design qurux badan si fudud.
Magaceygu waa mascuud, koorsigaani waxaad ku baran doontaa photoshopka bilawgiisa. Waxaad ku baran doontaa sida aa abuuri karto xayeysiimo, astaan, iyo kaararka aqoonsiga.
Ma ubaahnid in aad horay uso isticmaashay photoshop amaba aad soo sameysay graphic deisgn. koorsigaan waxaad ka bilaabi doontaa alif oo aad step by step ufahmi doontaa barnaamijka.
Markii aad koorsigaani dhameyso, waxaad noqon karta designer sameyn kara farshaxano qurux badan.
maxaad sugeysa marka!!
Course Features
- Lectures 3
- Quizzes 0
- Skill level All levels
- Language Af-Somaali
- Students 158
- Certificate Yes
- Assessments Yes
-
Cashar
fafdaadsfad