
Mascuud Maxamed
Salaam Alaykum, Magaceyga waa Mascuud, waxaan ahay designer & producer. Rabitaankayga ee barashada culuumta tikniyoolijiyada waxay bilaabatay waqti hore. Waxaan design-ka so bilaabay 2013 ayadoo kahorna aan aad u xiiseyn jiray. Waxaan Graphic Design ka bartay machadka Global Institute of Information Technology & Business, Makerere. sidoo kale waxaan 2018 ka qalin jabiyey machadka KASCO ee kuyaala kampala oo an ka qaatay shahaadada Film Production. Ayadoon kamarneyn in aan ahay aas-aasaha doorbulsho oo ah urur ka shaqeeya hormarka bulshada. Waqtigeyga badankiis waxaan kuu qaataa shaashada horteeda, iyo in aan sameeyo alifana waxyaabo cusub 🙂 Mascuud Mohamed, Aas-aase Door Bulsho